Shirka bahda Xirfadleyda Tiknoolojiyada oo lagu qabatay Muqdisho.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda (XFS) mudane Xildhibaan 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 π€πšππšπ§ 𝐌𝐚𝐜𝐚π₯𝐒𝐧 (π’πŽπŽπŒπ€π‹πˆ) ayaa furay shirka xirfadlayaasha isgaarsiinta iyo teknolojiyada oo ah madashii 7-aad ee la qabto, oo ay soo agaasimeen bahda xirflayaasha ICT-ga waddanka ee ku midaysan madasha madaxa banaan ee Somali Network Operator’s Group (SomNOG).

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa