Shirka Ansixinta Khayraadka Biyaha oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyay

0
137

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Madasha Wadatashiga Ansixinta Khayraadka Biyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ayaamahan ka socoday Magaalada Baydhbao Xarunta KM-Gaarka maamuulka ayaa waxaa soo xiray wasiirka Wasarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Koonfur Galbeed imaan cali cabdi isagoonao ku sheegay in ujeedkiisa uu yahay diyaarinta sharciga lagu maamulidoona Biyaha KGS.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya