Shirka Amniga Dowlada Faderaalka iyo dowlad goboleedyada oo ka furmaya Dhusamareeb.

0
95

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo Wasiirka Amniga gudaha Dowlada fedaralka Soomaliya Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Farataag oo ay wehelinayeen Wasiirada amniga Dowlad Goboleedyada dalka iyo saraakiil ciidan ayaa  gaaray Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb.

Waxaana Garoonka Ugaas Nuur ee Caasimada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug sida Wasiirka Wasaarada Amniga Galmudug, Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ka Gobolka Saraakiil Ciidan iyo qeybaha kale ee Bulshada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya