Shir waynaha Shanaad Ururada Shaqalaha Soomaaliyeed oo ka furmey Muqdisho.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaaladda Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa waxaa ka furmey Shir waynihii Shanaad ee ururadda Shaqalaha Soomaaliyeed oo afartii sanaba mar lagu qabto gudaha dalka.

Shirkan ayaa maalmaha uu socdo looga arinsan doonaa difaaca xuquuqda shaqaalaha, la dagaalaanka cadaalad darrada, Horumarinta dimuqraadiyadda, iyo sido kale kor u qaadista shaqo abuurka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya