Shir u dhaxeeyay Dowlada Hoose iyo bulshada oo lagu qabtay Degmada Afmadow

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo dibu heshiisiinta Jubbaland ayaa Degmada Afmadow ee Gobalka Jubbada Hoose ku qabatay Shir wada xaajood ahaa oo u dhaxeeyay Dowlada Hoose iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Afmadow.

kulankan ayaa waxaa goob joog ahaa Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Afmadow iyo sido kale Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Kulankan ayaa lagu gorfeynayay buugii Horumarinta Degmada iyo Hagayaashii loo diyaariyay Dowlada Hoose ee Afmadow wixii ka hirgalay iyo caqabadihii lagala kulmay taaso ay ku xusan yihiin Baahiyaha Mudnaanta u lee Degmada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya