Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS marwo Muumino Sheekh Cumar ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfurtay Shir loogga arrinsanayo dhammeystirka dastuurka dalka.Fardowsa Axmed Cabdi ayaa warbixin inooga diyaarisay