Shir looga hadlayo Horumarinta hab-raaca sharci qoridda oo lagu qabtay Muqdisho.

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa furay shir looga hadlayo horumarinta hab-raaca sharci qoridda iyo kor u qaadida xirfadda sharci qorayaasha Qaranka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya