Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan oo ay ka qeyb galayaan laba gudi oo ka kala socda Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho waxana shirkan looga hadlaya heshiis ay wada gareen labada Dowladood oo lagu hormarinayo dhinacyo kala duwan.
Xog-hayaha joogtada ah Wasaaradda arimaha dibada soomaaliya mudane Xamze Axmed Xaado ayaa shirka faah faahin ka bixiyey.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya