Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlayay dhowrista xuquuqda caruurta taas muhiim gaar siinaaya caruurta ku nool Magaalada Dhuusamareeb.
Shirka ayaa waxaaa ka soo qeybgalay bahada laamaha cadaaladda iyo qaar ka mid ah Wasaradaha Galmudug.
Ugu horeen waxaaa madasha ka hadlay Maxamuud Dahir Xirif madax qaybeedka ilaalinta caruurta.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya