Shir looga hadlayo arrimaha ganacsiga oo dhawan ka furmaya Magaalada Kismaayo

0
121

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland Ibraahin Cabdi Xasan oo xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa’id ayaa fariin udiray ganacsadatada Jubbaland taas oo ku adan in ay ka soo qayb galaan shirwayn oo ka furmaya Magalalada kismaayo.

Shirkan ayaa ganacsadata loogu soo bandhigi doonaa habka casriga ee ganacsiga shirka ayaa waxaa ka soo qayb gali doona wafti ka socda Dowlada fadaraalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo qabo kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya