Shir looga hadlayey Sabool-nimada Soomaaliya iyo sidii looga gudbi lahaa oo lagu qabtay Muqdisho

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo arimaha Bulshada XFS oo looga hadlayey Sabool-nimada qeybaha kala duwan ee Shacabka Soomaaliyeed iyo sidii looga gudbi lahaa ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan DFS.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya