Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Matabaan ee Dowlad Goboleedka Hirshabbelle Mudane Bashiir Cabdirihman Shekeeye ayaa kulan la qaatay waxgaradka Degmada waxaana ay kawda hadleen xoojinta amaanka Degmada iyo degaanada hoostaga.
Odayaasha dhaqanka ayaa balan qaaday in mamaulka kala shaqeynayaan sugida amaanka waxaana ay fareen laama amaanka iney tilaabo ka qadaan dadka isbaarada dhigta Matabaan iyo Degaanada hoos yimaada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa