Shir looga hadlayey iskaashiga Soomaaliya iyo Kenya oo ka dhacay magaalada Nairobi.

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shir looga hadlayey iskaashiga Soomaaliya iyo Kenya gogol xaarna u ah heshiisyo labada dal ay kala saxiixan doonaan ayaa ka dhacay magaalada Nairobi.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb gashey madax kala duwan oo uu kamid yahay danjiraha soomaliya u fadhiya kenya, madax ka socotay soomaliya iyo madax ka socotay dalka kenya iyadoo islamar ahaataana shirka looga wada hadlay arimo khuseeya labada dal sida hormarinta labada wadan, xiriirka iskaashiga iyo arimaha xuduudaha.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya

Audio Player