Shir Looga Hadlayey Horumarinta Deegaanada Sallaxaad & Lahagida Ee DDS oo lagu Qabtay Nairobi.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka wadatashiga bulshada kasoo jeeda degmooyinka sallaxaad iyo lagahida ee Gobolka erar ee dawlad degaanka somalida ayaa ka qabsoomay magaalada Nairobi ee casimada dalka Kenya.

Shirka oo ay goob joog ahaayeen dhamaan qaybaha kala duwan ee jaaliyada kasoo jeeda degaanadaas ayaa waxa ay codsadeen in la dhiso wadada geeldoox taaas oo laga daremayo burbur aad u xoogan iyadoo sido kale ay xuseen inay go’ananshaha wadadaaasi sababtay caafimaad la’aan biyo la’aan iyo inay ku dhibqabaan bulshada halkaas ku dhaqan isticmaalka wadadaas.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa