Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shir looga hadlayey Arimaha Abaaraha iyo sidii Gar gaar loo gaarsiin lahaa Dadka ay Saamaysay Abaaraha ka dhacay Dalka.
Shirka waxaa ka qeybgalay Gudiga Gurmadka Abaaraha iyo Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Bini’adanimaddda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa