Shir Looga Hadlayey Arimaha Dhaqashada Xoolaha Nool Oo Ka Furmey Magaalada Baydhabo.

0
96

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Wasiirada Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha dalka ayaa waxay uga hadli doonaa Warbixin Guud oo ku saabsan mashruuca Rays sida Howlaha la fuliyay ee guuleystay iyo kuwa hada qorsheysan ee u baahan in la dardargaliyo, hadii ay jiraan caqabado iyo xoojinta wada shaqeynta howlwadeenada mashruuca ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed .

ugu horeyn waxa goobta ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa dowlad Goboleedka KGS Sandheer Maxamed Iftiin ayaa sharxay ahamiyada shirkan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya