Shir looga hadlayay Xaalada Barakacayaasha KG Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha KGS Cabdi Casiis Xasan Maxamed ayaa Gudoomiyey Shir ay ka qeybgaleen Wasiiro,Madaxda Hay’addaha ka shaqeeya Deeganada Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaasha Gobolada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed, Shirkaasi oo looga hadlayey Xoojinta Wadashaqaynta Hay’addaha iyo Wax ka qabashada Arimaha Barakacayaasha.

Madaxweyne lafta-gareen ayaa dhamaan masuulintii ka soo qeyb gashay shirkaan kula dar-daaramay in si hufan loogu adeego bulshada ku nool degaanada KGS.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa