Shir looga hadlayay wax soo saarka cuntada xoolaha oo lagu qabtay Muqdisho

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka xoojinta xiriirka Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha ee heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee la qabsiga cimilada ee dhinaca wax soo saarka cuntada xoolaha.

Waxaa ka qeybgalay shirka xubno ka socday Wasaaradaha Xanaanada xoolaha ee Dowlad goboleedyada dalka, quburo ku taqasusay wax soo saarka xoolaha iyo masuuliyiin kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa