Shir looga hadlayay tayeeynta waxbarashada oo lagu qabtay Magaalada Boorama.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Boorama ee Gobalka Awdal ayaa lagu qabtay Shirweynaha Horumarinta iyo Tayeenta Waxbarashada magaalada Boorama.

Shirka ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Gobalka Awdal , kan Dagmada Boorama ,  xubno kasocoday bahada waxabarashadda iyo qaybaha kal duwan ee bulshada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya