Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug waxaa ka furmay Shirweynaha Nabadda Galbeedka Mudug Shirweynahaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan JFS,Galmudug iyo Puntland, maamulada Gobolka mudug, Degmooyinka Gaalkacyo iyo Galdogob ,Odayaasha dhaqanka Beelaha Leelkase iyo Sacad ,Culimo ,Haween ,Dhalinyaro iyo Saraakiisha Amniga Gobolka mudug.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya