Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan oo socon doona mudo laba maalin ah ayaa waxaa soo agaasimay Wasaaradda hawlaha guud ee XFS iyadoo ay ka qeyb galayaan Wasiirada hawlaha guud ee Dowlad Goboleedyada Dalka iyo xubno ka socday bulshada Rayidka ah.
Shirkan ayaa mudada uu socdo ayaa waxaa loga hadli doonaa waxa ka qabsoomay mashruuca Horumarinta iyo dib u dhiska wadooyinka dalka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya