Shir looga hadlayay kobcinta Dhaqaalaha Dalkeena oo lagu soo gaba gabeeyay Baydhabo.

0
145

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan oo mudo Shan maalin ah ka socday Magaalada Baydhabo loogana hadlayay kobcinta Dhaqaalaha Dalkeena iyo xoojinta Wada shaqeynta Wasaaradaha Malaayida Heer Federaal iyo heer Maamul Goboleedyad ayaa gaba gabasiida waxaa ka hadlay Agaasimaha Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada Soomaaliya oo fah-faahiyay Qodobada Shirkan looga hadlayay.

Cabdullaahi Sheekh Cali (Qolocow) Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyada Dowlada Soomaaliya ahna khabiir ku xeel dheer Horumarinta Dhaqaalaha ayaa sharaxay Shirkan oo kale Muhiimada uu u leeyahay kobcinta Dhaqaalaha Dalkeena.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya