Shir looga hadlayay ka jawaabidda xaaladaha deg degga ah ee amniga Internet-ka oo laga daah furay Muqdisho

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wadatashi ay soo qaban qaabisay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Islamarkaana looga hadli doono mudada uu socdo Dhismaha Koxda ka jaabista xaaladaha Dag daga ah ee Amniga Internetca ayaa lagu Qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Waxaana ka qeyb galaya Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Internetca Bangiyada iyo Ururada Bulshada Dalka.

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Mustafe Yaasiin Sheekh ayaa fah-faahin ka bixiyay waxyaabaha ay qaban doonto Xarunta Xaaladaha Dag daga ee Amniga Internetca.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya