Shir looga hadlayay iskaashiga Booliska iyo bulshada oo laga daah furay Kismaayo

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland ayaa maanta Shir-gudoomyey kulan logga hadlayey horumarinta wada shaqaynta laamaha Amniga iyo iskaashiga Booliska iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka Jubbaland.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya