Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Galmudug ayaa Magaalada Dhusamareb ka furay kulanka Wadatashiga Horumarinta istaraatiijiyada Bahda Cadaalada.
kulanka ayaa waxaa ka soo qeebgalay xubno ka socda wasaradda bah wadagta la ah wasarada Caddalada ,bulshada rayadka ah iyo xubno ka socday Barakacayaasha waxana kulanka diiradda lagu saraya sidii bulshada loo fahansiin lahaa ahmiyadda ay leedaha Caddaladdu.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya