Shir looga hadlayay Hindise sharciyeedka Tacliinta sare ee dalka oo lagu qabtay Muqdisho

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shir wada tashi ah oo looga hadlayay hindiso sharciyeedka tacliinta sare ee Soomaaliya oo socon doona mufo laba maalin ah ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqadisho.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiru Dowlada Wasaradda Waxbarashada iyo gudiyada Arimaha bulshada labada aqal ee baarlamaanka Wasaradaha Waxbarashada Dowlad Gobaleedyada iyo Masuuliyin kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya