Shir looga hadlayay dib u dajinta dadka Barakacayaasha oo Kismaayo lagu qabtay

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ee magaceeda loosoo gaabiyo (JUCRI) ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay shir looga hadlayay sidii dib u rarid iyo dib iyo dib u dajin loogu samayn lahaa dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Magaalada Kismaayo.

kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Mudane Cali Aadan Cali, gudoomiyaha Gobolka Jubada Hoose Xassan Cabdi Guure, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha guud, Dib u dhiska iyo Guriyaynta Jubbaland, Madaxa UNHCR u qaabilsan Soomaaliya Mr andre iyo hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya