Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Maaliyada Dowlada Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtey kulan looga hadlayay Canshuuraha Guryaha kaaso ujeedkiisu ahaa kor u qaadista Waciyaga Bulshada, Hagaajinta Nidaamka Canshuuraha iyo xoojinta Wada shaqeynta u dhaxeysa Hay’adaha Dowlada iyo Shacabka.
kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Degmada Kismaayo, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada, Agaasimaha waaxda Canshuuraha iyo Xubno kale oo ka shaqeeya arimaha Canshuuraha iyo sido kale Guddoomiyayaasha Xaafadaha Magaalada Kismaayo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya