Shir looga hadlayay arimaha bina’aadanimada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka arimaha bina’aadanimada oo Saddexdii biloodba mar la qabto ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa kawarbixiyay qodobadii looga hadlay shirka madasha Bani’aadanimada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya