Shir loga hadlayo sidii haweenku qeeb uga noqon lahaayeen nabadda oo lagu qabtay Garoowe.

0
100

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Haweenka Maamulka Puntlaand Aamino Maxamed Cabdullaahi ayaa Magaalada Garoowe ka daahfurtay shir laba bari soconaya oo looga hadlayo ka qayb qaadashada Haweenka ee amniga iyo nabadda .

shirka ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Haweenka maamulka Puntlaand xubno ka socday xarumaha Maamulka Puntaland iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahinaya