Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlad Goboleeedka Jubbaland ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda ku qabatay Shirka 4 bilood laha ah ee Wasaaradu qabato Afartii bilood mar kaasi oo ay iskuga yimaadaan Hay’adaha Bahwadaagta la ah Wasaaradda Qorsheynta iyo Qaar kamid ah Wasaaradaha Jubbaland ee ku mideysan Mashruuca Sugnaanta Cuntada iyo Isbedelka Cimilada.
Shirkan ayaa intii uu socday waxaa lagu soo bandhigay waxyaabihii qabsoomay iyo Caqabadaha jira iyo ujeedadu aheyd isla xisaabtan iyo wada shaqeyn miro dhal ah.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya