Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dibu heshiisiint Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabtay Shir ku saabsan Wadatashiga iyo Xaqiijinta Barnaamijka Adeeg daadajinta ee kismaayo.
Axmed Maxamed Cabdullaahi Agaasimaha waaxda maamulka iyo maaliyadda wasaaradda arimaha gudaha jubbaland ayaa faah-faahiyay shirkan iyo waxa uu daaran yahay.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya