Shir ku saabsan Mideynta Mashaariicda Biyaha oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradaha Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Galmudug iyo Dowlada Fadaraalka ayaa si wada jir ah Magaalada Dhuusamareeb ugu qabtay shir loogu tala galay mideynta mashaariicda biyaha ee dalka iyo xidhiidhinta daneeyayasha biyaha.

Shirka ayaa waxaa kaso qayb galay Wasaaradaha bahwadaagta la ah Wasaaradda Biyaha iyo Hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala Degaanada Galmudug.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa