Shir ku saabsan ansaxinta siyaasadda Qaran ee fidinta Beeraha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay shir ku saabsan ansaxinta iyo talo bixinta siyaasadda Qaran ee fidinta Beeraha, Shirkan ayaa waxaa soo qaban qabisay waaxda cilmi baarista ee Wasaaradda Beeraha.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha XFS ayaa shirkan ku tilmaamay mid muhiimad gaar ah u leh Wasaaradda Beeraha isagoo xusay in shirkan laga soo saari doono talooyiin wax ku ool ah oo dan u ah Beeraleyda Dalka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya