Shir dib u heshiisiin ah Oo Laga Dahfuray Degmada Masaajidka Cali Gaduud.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan Dib u heshiisiinta iyo Xalinta Khilaafaadka ee ka furmey Degmada Masaajidka Ali Gaduud ayaa Maalamaha socondoona waxaana loogu hadli doonaa sidii loo xalin lahaa Arimaha is qabqabsiga Bulshada dhaxdooda ka jira iyo Nabad kuwada noolaanshaha Shacabka aad loo adkeeyn lahaa

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Odoyaasha dhaqanka Degmada Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Maamulka waxaana soo qaban qaabiyey Shirka Wasaaradda dibu heshiinta Hirshabeelle iyadoona halkaasi lagu soo Bandhigi doono muhiimada ay leedahay Nabada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya