Shir Cilmiyeedka Siyaasada dhaqaalaha dalka Oo ka Furmey Muqdisho.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shir cilmiyeedka labaad ee siyaasadda dhaqaalaha Bangiga Dhexe ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho Kaasi oo ay ka soo qeybgalay Bankgiyada dalka iyo daneeyaasha Arimaha Hormarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed oo ka hadley Shir cilmiyeedka labaad ee siyaasadda dhaqaalaha Bangiga Dhexe ayaa sheegey Haddii aanu jirin amni suganin aan la heli Karin hormar dhaqaale.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya