Shir-Cilmiyeedka 3aad Siyaasadda Dhaqaalaha Bankiga dhexe oo Muqdisho ka furmay

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Shir-Cilmiyeedka ayaa ah kii 3aad Ee Siyaasadda Dhaqaalaha Bankiga dhexe oo Muqdisho lagu qabta kaa soo uu soo qaban qaabiyey Bankiga Dhexe dalka waxaana ka soo qeyb galay Aqoonyahano bartey Cilmiga dhaqaalaha bahda Jaamacadaha Bankiyada Shirkadaha iyo Ganacsato ka kala yimid meelo kala duwan ee dalka iyo dibadiisa kamid ah

Shir-Cilmiyeedka ayaa inta uu socdo looga hadli doonaa doodo ku saabsan sida lagu Horumarinkaro dhaqaalaha dalka Caqabadaha jira sida loogu gudbi karo iyo sida loogu faaaideysan karo Fursadaha uu dalkeena leeyahay iyadoona talooyinka ka soo baxa ay noqon doonaa Siyaasad Qaran ee dhaqaalaha

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya