Shir ballaaran oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo lagu qabtay Doolow

0
92
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shir balaaran ay isugu yimaadeen Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobalka Gedo, ka Degmada Dolow iyo dhamaan iskuduwayaasha heer Gobal iyo heer Degmo ee ka kala socday Wasaaradaha Dowlad Jubaland ayaa ka qabsoomay degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Shirkan ayaa Daarnaa is barasho, iska xog wareysi shaqooyinkii socday, caqabadaha taagan iyo in la helo wada shaqeyn rasmi ah guud ahaan xafiisyada Gobolka si loo helo adeeg bulsho oo hufan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya