Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka soomaaliyeed ee Sodma ayaa maanta Dowladda Shiinaha kala wareegay lacag dhan 1,000,000 oo Dollar, oo ay uga qayb qadanayaan gurmadka loo sameenayo dadka ay samaayeen Fatahaadaha.
Lacagtan ayaa dowlada shiinaha waxey ugu tala gashay in lagu daabulo raashiin ay dhawaan dalka keeni doonto.
Gudomiyaha ayaa khudbad kooban ka jeediiyay munaasabada lawareegitaanka lacagtan.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya