Sharci lagu ilaalinayo duur-joogta deegaanada Jubbaland oo la soo saarayo

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-wasarada deganka Jubbaland ayaa shegtay ineey soo saareyso sharci lagu ilalinaya durjoogta sida u warbahinta u shegay Agaqsimaha guud ee Waasaradda deeganka iyo isbadalka cimilada Jubbaland . Cabdulaahi Cabdicasiis Siraad