Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle, waxaa si weyn u saameeyey shaqo la’aanta ka jirta dalka, dhalinyaro badan ayaa wajahaya caqabado ay ka mid yihiin fursadaha shaqo oo aad u yar, xirfadaha shaqo oo hoo seeya iyo sababo kale oo badan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa