Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa inta badan marka ay dhameeyaan waxbarashada dugsiga sare, ilaa heer jaamacadeed ayaa waxaa soo food saarta shaqo la’aan baahsan iyagoo waliba dadaal badan sameeya sidi ay shaqo ku heli lahaayeen.
Raadinta shaqooyiinka joogtada ah waa wadada kali ah ay dadku ku maareeyaan nolashooda, balse dadku kuma baraarugsano xaaladaha adag ee ku aadan shaqo raadinta dalka xili tirada dadka shaqa la’aanta ah ee ku nool dalka ay gaareyso boqolkiiba 70, taasi oo ay u sii dheertahay in boqolkiiba afartan ay yihiin dhalinyarada ka soo baxeysa goobaha waxbarasho ee dalka.
Cabdullahi Cabdicasis Siraad. ayaa ka warramaya