Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanad walba jaamacadaha kala duwan ee dalka waxaa ka soo baxa dhalinyaro baratay culuumta noocyadeeda kala duwan, kuwaa oo xiliyada ay suuqa soo galaan lakulma culays dhanka shaqo la,aanta ah.
Dhalinyarada lakulma culuska dhan shaqo la,aanta ayaa isugu jira kuwa dalka ka tahriiba iyo kuwa la daalaa dhacaya shaqa la’aan halka wax yar oo soo hadhayna ay abuurtaan fursado ganacsi.
Qaar kamid ah Gabdhaha waxbartay ee ku nool Magaalada Dhoobley oo aan wareysi layeelanay ayaa kawarbixiyay sababaha keenaya in goobaha shaqooyinka ku yaraadaan gabdhaha.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa