Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa shaqo la’aan soo foodsaartay Dhallinyarada ku shaqeeysato xirfadaha Dalaalnimada Suuqa Xoolaha Xaafada Howl wadaag ee Magaalada Baladweyne kadib markii ay saameeyn ku yeelatay Sare u kaca ku yimid qiimaha la iibiyo Xoolaha.
Dhallinyarada ayaa ka shaqeeysata Suuqa Xoolaha ee xaafada Howl wadaag kuwaas oo u dhaxeeyaan wadahadalka iibsadaha iyo laga iibsadaha iyaga oo ka hela lacago u dhaxeeya hal ilaa labo dollar.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa