Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool baladweyne ee mareynta nolol maalmeedka qoysaskoda ka soo saarta ka shaqeynta goomistayasha ayaa soo food saartay shaqo laa’aan baahsan kadib markii ay soo bexeen hab casri ah oo loo aariyeeyo taayirada gawaarida.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya