Shaqaalaha Golaha Mihnadlayaasha Qaranka oo Muqdisho loogu qabtay Tababar

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shaqaalaha Golaha Mihnadlayaasha Qaranka ayaa Muqdisho loogu qabtay Tababar ku saabsan sidii bulshada ay uga ilaalin lahaayeen dhibaatooyinka caafimaad. Maxamed Cali Samow