Shaqa la’aan soo wajahday dhallinyarada xoogsatada ee Baladweyne.

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradaan oo ku nool Magaalada Baldweyne ee Xaruunta gobalka Hiiran islamarkaan ku shaqeeysto xirfda Dhismaha Guryaha ayaa waxaa soo foodsaartay shaqo la’aan baahsan iyadoo oo weli aysan kusoo noqan shacabka Magaalada.

Dhalinyaradan ayaa saamayn xoogan kala kulmay fatahaadda maadaama ay ka saameeysay shaqooyinkii ay qaban jireen.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa