Shacabka xaafadda Calanley ee magaalada Kismaayo oo olole nadaafadeed ka sameeyey Xeebta Calanley

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo kaa shanaya Shacabka xaafada Calanley ayaa olole nadaafadeed ka sameeyey xeebta Calanley ee magaalada Kismaayo Qaar kamid Bulshadii ka qeyb galay ololahan nadaafadeed ayaa ugu baaqay Maamulka Degmada Kismaayo in ay wax ka qabtaan Dadka Qashinka ku shuba Xeebta Magaalada Kismaayo.

Guddoomiyaha xafada Calanley oo qayb ka ahaa ololahan lagu nadiifinayey xeebta ayaa ku booriyay Shacabka xaafadaasi in ay Qashinka ku hagaajiyaan Shirkadaha ka shaqeeya halkii ay ka geyn la haayeen Xeebta.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya