Shacabka Tuulada Gub-yaroy Degmada Xudur oo isku tashi ku dhisanaya Baraakad.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskutashiga waa Muhiim Marka Bulshada ay joogto iyadoo loogu boxo caqabadaha ay Shacabka wajahaan waxaana looga marmaa gacan hoorsi islamarkaana lagu gaaro wax kasto oo Horumar ah balse Bulshada Soomaaliyeed ayaan inta badan ku baraarug saneyn inkasta oo ay jiraan dad sameeya isku tashi ay wax ku dhistaan.

Shacabka Tuulada Gub-yaroy ee Degmada Xudur ayaa bilaabey si isku tashi ah in ay ku qotaan Baraakad Biyaha Lagu Keydiyo si ay uga baxaan Biyo La,aanta oo ay muda dheer wajahayeen iyadoo dhismahaan ka qeyb qaadanayaan dhamaan Bulshada Tuulada maadama ay baahida ka siman yihiin.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa