Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo fooda ay inagu soo heyso Bisha Barakeysan ee Ramadaan islamarkaana ay ka harsan yihiin Maalmo kooban ayaa waxaa sare ukac balaadhan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo Gaaska cuntada ee Suuqyada Magaalada Muqdisho.
Bulshada Magaalada Muqdisho ayaa walaac xoogan ka muujiyay sare u kaca Gaaska cuntada xilli ay fooda nagu soo hayso bisha Ramadaan.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya